Al Shabaab oo War kasoo saartay Fanaanka la sheegay in kooxdooda katirsanaa

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay Warbaahinta iyo baraha bulshada aad u hadal heysay Muuqaal ay soo bandhigtay Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya oo Nin Fanaan ahaa ku qiranayo in uu katirsanaa Al Shabaab. Fanaankan oo lagu magacaabo Axmed Gaarane kana tirsaaa kooxda Fanka ee gobolka Banaadir ayaa muuqaalka ku qirtay in uu xubin ka ahaa Al Shabaab … Continue reading Al Shabaab oo War kasoo saartay Fanaanka la sheegay in kooxdooda katirsanaa